Home Wararka Maanta Shariif Sheekh oo noqday murashaxii ugu horeeyay ee qaatay shahaadada murashaxnimada madaxweynaha

Shariif Sheekh oo noqday murashaxii ugu horeeyay ee qaatay shahaadada murashaxnimada madaxweynaha

0

Guddiga isku dhafka ah ee golaha shacabka iyo Aqalka Sare ayaa maanta bilaabay diiwaan gelinta musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Shariif Sheekh Axmed ayaa noqday murashaxii ugu horeeyay ee qaatay shahaadada murashaxnimada madaxweynaha 10-Aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Diiwaan gelinta musharixiinta ayaa socon doonta ilaa 10-ka bishan oo ku beegan maalinimada Talaadada ah.

Doorashada Soomaaliya ayaa lagu Wadaa inay Dhacdo 15ka Bishaan, Shiikh Shariif ayaana Ka Mid ah Dadka aadka loogu sadaalinaayo sanadkaan inuu Ku Guulaysto Xilka Madaxweynaha 10naad ee Soomaaliya.

Ad
Previous articleMaraykanka oo war Kasoo saaray Duqayn uu ka Fuliyay Gudaha Soomaaliya
Next articleRuushka oo hawada sare ku xiray YouTuber caan ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here