Home Wararka Maanta Gudoonka Labada aqal oo shaaciyay Magacyada Guddiga Baaraya Wasiirka Maaliyadda

Gudoonka Labada aqal oo shaaciyay Magacyada Guddiga Baaraya Wasiirka Maaliyadda

0

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Guddiga daba- galka & xaqiiqa raadinta xisaab xirkii 4tii sano ee u dambeysay. 2018, 2019, 2020, 2021

Xubnaha la magacaabay oo ah isku dhaf labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa kala ah:-

1. Senator Cabdixakiin Macalin Axmed
2. Senator Siciid Cabdi Xuseen Cawke
3. Xildhibaan Saciid Maxamed Cali
4. Xildhiban Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene
5. Xildhiban Cbdirahman Cadde Caddow
6. Xildhibaan Saadaq Cabdullaahi Cabdi
7. Xildhibaan Cabdiqafaar Cilmi Xaange

Shirkadda Dayaaradaha ee Turkish Airlines oo hakisay Duulimaadyadii Muqdisho

Shirkadda dayaaradaha ee Turkish Airlines ayaa hakisay duullimaadyadeeedi caalamiga ee ay ku imaanaysay magaalada muqdisho muddo maalmo ah. Ma cadda sababta ay shirkaddu u joojisay duullimaadyadeeda, hase yeeshee wararku waxay

Khudbadii Madaxweyne Donald Trump ee aqalka Congreska iyo Waxyaabihii uu kaga hadlay

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisii ugu horreysay ee Congress-ka xilligii labaad ee madaxweynaha ku bilaabay isagoo ku dhawaaqay, “Ameerika way soo laabatay.” “Lix toddobaad ka hor, waxaan hor istaagay

Dagaal qaraar oo saakay ka dhacay Bariga Gobalka Mudug iyo Khasaaro ba’an oo ka dhashay

Dagaal aad u culus ayaa saakay goor hore ka qarxay Duleedka degmada Afbarwaaqo gaar ahaan degaanka Buq qalooc Dagaalkaan ayaa dhexmaray lama maleeshiyo beelood oo kasoo kala jeeda Maamulada Galmudug

Qaraxyo laga cabsi qabo in Sacaadaha Soosocda oo laga digay

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa Talaadadii soo saartay digniin ku socota muwaadiniinta Mareykanka, iyadoo sheegtay in ay heshay “xog la hubo oo la xiriirta suurtagalnimada weerarro dhowaan ka dhici kara”

Wararkii ugu danbeeyey duqaymo culus oo xalay lagu garaacay Daarunimca

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeymo aan kala joogsi lahayn oo xalay ka dhacay deegaanka Daarunicma oo hoos taga degmada Aadan Yabaal, taas oo argagax ku abuurtay dadka shacabka ah ee
Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo Soo gaaray Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb (Sawiro)
Next articleDeg Deg Wiil uu abti u yahay Xasan Sheikh oo Xil sare Loo Magacaabay