Home Wararka Maanta Deg Deg Wiil uu abti u yahay Xasan Sheikh oo Xil sare...

Deg Deg Wiil uu abti u yahay Xasan Sheikh oo Xil sare Loo Magacaabay

0

Agaasimaha cusub ee Isbitaalka Madaxtooyada (Qeybta Caafimaadka) Villa Soomaaliya Xuseen Maxamuud ayaa la wareegay xilkan, ka dib maalmo laqarinayay wareegtada magacaabidiisa, wuxuuna qeyb ka yahay xilal badan oo si qarsoodi ah loo magacaabay, kuwaas oo aan faafinta rasmiga ah ee dawladda lagu baahin.

Masuulka, cusub waxaa hooyo u ah ama dhashay Marwo Nuurto Sheekh Maxamuud oo ah walaasha Madaxweyne Xasan Sheekh, taas oo muujinaysa in ay jiraan xubno ka mid ah qoyska Madaxweynaha oo shaqooyin badan loo magacaabay.

Xassan Cali Guray ayaa xilka wareejiyey saaka, waxayna wareejintu ay ka dhacday Villa Soomaaliya.

Ad
Previous articleGudoonka Labada aqal oo shaaciyay Magacyada Guddiga Baaraya Wasiirka Maaliyadda
Next articleDabaal daga xuska 1da Luulyo oo aan loo kala harin ayaa lagu qabtay Muqdisho (Sawiro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here