Home Wararka Maanta Gudoomiyihii Gudiga Dorashooyinka Galmudug oo Xilka Laga Qaaday

Gudoomiyihii Gudiga Dorashooyinka Galmudug oo Xilka Laga Qaaday

0

Guddiga doorashada Galmudug ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Guddiga Maxamed Dahir Guuleed.

sidoo kale Guddiga doorashada Galmudug ayaa waxay Guddoomiye u doorteen Maxamed Qaasim Turaabi oo ahaa Xoghayihii Guddiga.

Maxamed Daahir Guleed ayaa ahaa Garabka Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Frmaajo.

Ad
Previous articleDadaalo Lagu Baajinaayo Banaanbax Beri oo kasocda Muqdisho
Next articleMaxamed Dahir Guleed oo Ka Horyimid Xilka Qaadistii Lagu Sameeyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here