Home Wararka Maanta Gudoomiyihii Gudiga Doorashooyinka ee Xilka Laga Qaaday oo Wali Shaqadiisa siiwata

Gudoomiyihii Gudiga Doorashooyinka ee Xilka Laga Qaaday oo Wali Shaqadiisa siiwata

0

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF), oo ay wehilyaa waaxda qoondada haweenka ee guddiga iyo xubno kale ayaa maanta kulan la qaatay guddiga xaqiijinta qoondada haweenka, waxayna ka arrinsadeen sidii looga wada shaqayn lahaa hufnaanta doorashada iyo doorka haweenka.

Kulankaan ayaa qayb ka ah wadatashiyo guddiyada iyo qaybaha doorashada ku lug leh oo socday todobaadyadii la soo dhaafay, loogana arrinsanayo sidii doorashada loo sugi lahaa hufnaanteeda iyo in la dedejiyo, si wadanku uga baxo xaaladda kala guurka ah.

Ad
Previous articleAxmed Madoobe oo kulan laqaatay Gudoomiyaha Aqalka Sare
Next articleGaadiidka Dadka ukala qaada Cadaado iyo Dhuusamareb oo Qarka Usaaran inay joogsadaan iyo Weeraro ka dhacay Wadadaas Maantay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here