Home Wararka Maanta Gaadiidka Dadka ukala qaada Cadaado iyo Dhuusamareb oo Qarka Usaaran inay...

Gaadiidka Dadka ukala qaada Cadaado iyo Dhuusamareb oo Qarka Usaaran inay joogsadaan iyo Weeraro ka dhacay Wadadaas Maantay

0

24tii Saac ee u danbaysay Waxaa weerar Dhaba gal ah uu ka Dhacay Wadada Xariirisa Dhuusamareeb iyo Cadaado.

Dad Shacab ah oo ku Safrayay Wadadaas ayaa lagu rasaaseey Meel u dhow mareergur Xalay Xili ay ka Baxeen Magaalada dhuusamareeb kuna Wakahnayeen Cadaado.

Sidoo kale Barqanimadii Saakay ayaa Markale Wadada Loogalay Gaari Kabaxay Dhusamareeb kuna Wajahnaa Cadaado.

Weeraradaa ayaa La Xariira aanooyin Qabiil.

Lama Soo Warin Labadaas weerarba Wax Khasaara ah oo ka dhashay.

 

 

Ad
Previous articleGudoomiyihii Gudiga Doorashooyinka ee Xilka Laga Qaaday oo Wali Shaqadiisa siiwata
Next articleGudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo 3 Xildhibaan ka joojiyay Fadhiyada Barlamaanka iyo Gunadii ay Qaadan jireen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here