Home Wararka Somaliya Galmudug Gudoomiyaha Gobalka Galgaduud oo Mudo Ka Dib lamagacaabay

Gudoomiyaha Gobalka Galgaduud oo Mudo Ka Dib lamagacaabay

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Cilmi Cali Cabdi u magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud.

Cilmi Cali Cabdi ayaa Hataan Haayay Xilka Wasiir Ku Xigeenka Beeraha Galmudug.

 

In mudo ah Majirin Gaduumiye Galgaduud Ku Magacownaa Madaxweyne QoorQoor Ayaa Maalmahaan Waday Magacaabis Xilal Cusub iyo isku Shaandhayn.

Ad
Previous articleSenator c.xakiim Macalin Axmed oo Laga Soo Doortay Galmudug oo Qaatay Shahaadada Tartanka Gudoomiye Ku xigeenka
Next articleDeni oo u wareegay Muqdisho si uu u dardargeliyo ololihiisa doorashada madaxtinnimada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here