Midowga Musharixiinta ayaa Guddoomiyaha Aqalka Sare ee dalka ku qanciyay in uu ka qeyb galo munaasabadda saxiixa heshiiska doorashada.
Kulan ay Hooygiisa kula yeeesheen Hoggaanka Midowga Musharixiinta Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa loo sheegay in wixii tabasho ah ee kale la xalin doono.
Daqiiqadaha soo socda ayaa la filayaa in Guddoomiyaha Aqalka Sare uu tago Teendhada Afisiyooni oo Munaasabadda lagu qabanayo.
Ad