Home Wararka Somaliya Somaliland Gudiga Xalinta Khilafaadka Oo 3dii Kursi Dhawaan ay ku Dhageen War kasoo...

Gudiga Xalinta Khilafaadka Oo 3dii Kursi Dhawaan ay ku Dhageen War kasoo Saaray

0

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee 2020/2022 ayaa soo saaray Go’aano uu ka gaaray dacwada kuraasta Soomaaliland.

Guddiga xalinta khilaafaadka oo fasaxay saddexdii kursi ee Gobolada Waqooyi ee dacwada laga gudbiyay, kuwaasoo kala ah #HOP209, #HOP201 Iyo #HOP211 oo dhammaantood ka soo jeeda gobolka Awdal.

HOOS KA AKHRISO DACWADAHA LA GUDBIYEY IYO GO’AANADA LAGA SOO SAARAY

Ad
Previous articleMaraykanka iyo Uk oo Balanqaad usameeyey Madaxweyne Qoor Qoor
Next articleAhlusuna waljamaaca oo ka hadashay Kursiga Xildhibaanimo ee ay Shalay Ku Guulaysteen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here