Home Wararka Maanta Gudiga QabanQaabada Doorashada Gudoomiyaha Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo la Magacaabay

Gudiga QabanQaabada Doorashada Gudoomiyaha Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo la Magacaabay

0

Guddomiyaha KMG ee gudiga xalinta khilaafaadka doorashada heer federaal ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada guddomiyaha gudiga xalinta khilaafaadka doorashada.

Xubnaha qaban qaabada doorashada oo ka kooban shan xubnood ayaa la filayaa in ay ka shaqeeyaan doorashada guddomiyaha guddiga xalinta  khilaafaadka  doorashada oo dhawaan ka dhaceysa Muqdisho.

Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhawaan xilka ka qaaday guddoomiyihii hore ee guddiga xalinta khilaafaadka doorashada iyo xubno kale oo guddiga katirsan oo lagu eedeeyay musuq maasuq.

Ad
Previous articleCiidamada Danab oo weerar culus ku Qaaday Degaanka Mubaarak iyo Daarulsalaam
Next articleSawiro: Dowlada Soomaaliya oo Waraqadaha Aqoonsiga Ka Gudoontay Safiirka Cusub ee Sacuudiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here