Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Gudiga Doorashooyinka Oo Soo Dhaweeyey Talaabo ay Qaaday Koonfurgalbeed

Gudiga Doorashooyinka Oo Soo Dhaweeyey Talaabo ay Qaaday Koonfurgalbeed

0

Guddiga doorashooyinka heer Faderaal ayaa soo dhaweeyay shaacinta deegaan doorashada 2aad ee magaaladda Baraawe oo ay taalo 26 kursi.

“Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Faderaal waxa uu soo dhaweynayaa shaacinta doorashada magaaladii ugu horreysay ee deegaan doorashada labaad” ayaa lagu yiri qoraal uu soo saaray guddiga oo u qornaa sidan hoose..

 

Xalay ayay ahayd markii Koonfurgalbeed Shaaciy Kuraas taala Magaalada Baraawe oo Degmada Labaad ee Loo asteeyey in lagu Qabto Doorashada Golaha Shacabka .

Majiro Maamul kale oo Shaaciyay kuraasta  Degmada labaad .

Ad
Previous articleDeg Deg Gudiga Doorashooyinka Galmudug oo Shaaciyay Kuraas Cusub
Next articleKooxda TPLF oo Warkasoo Saartay Wadahadalada ay Kula Jiraan Dowlada Ethopia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here