Home Wararka Maanta Gudiga Doorashada Galmudug oo shaacisay Doorashada 21 kursi

Gudiga Doorashada Galmudug oo shaacisay Doorashada 21 kursi

0

Guddiga Doorashada Galmudug Ayaa caawa shaaciyay Doorashada 21 kursi oo ka mid noqonaya Golaha Shacabka JFS.

21 kursi Ayaa la shaaciyay ka dib Markii shalay Madaxweynaha Galmudug uu ku laabtay Dhuusamareeb, islamaraakan Lagu murmay dhawaan Kuraas Lagu doortay Galmudug.

Ad