Home Wararka Maanta Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay danjiraha Dowladda Ingriiska u qaabilsan...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay danjiraha Dowladda Ingriiska u qaabilsan Soomaaliya marwo Kate Foster.(Sawirro)

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Ingriiska u qaabilsan dalkeenna marwo Kate Foster.

Danjiraha ayaa marka hore Guddoomiyaha la wadaagtay sida dowladda Ingiriiska ay uga go’an tahay wax ka qabashada Abaaraha iyo in ay si buuxda u taageeri doonto tababarada shaqaalaha baarlamaanka.

Guddoomiyaha ayaa dhankiisa boggaadiyay dedaalada dowladda Ingriiska ay ku taageerayso baarlamaanka JFS, kaas oo wax badan ka tari doona shaqada Golaha Shacabka, waxaana uu ahmiyada kowaad siiyay sidii wax badan loogu qaban lahaa Abaarahan soo noqnoqday.

Ad
Previous articleWadaxajoodyadii Muuse Biixi iyo mucaaridka oo fashilmay iyo Guddoomiyeyaasha xisbiyada mucaaridka oo ka Hadlay
Next articleDowlada Cusub ee Soomliya oo Markii ugu Horaysay Shaacisay in Ciidamada ku maqan eriteeriya aysan Dagaal ka qaybgalin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here