Home Wararka Somaliya Galmudug Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo ka hadlay Doorashadii Yaasiin Farey (Akhriso)

Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo ka hadlay Doorashadii Yaasiin Farey (Akhriso)

0

Guddiga Xalinta khilaafaadka ayaa sheegay in dacwad ay ka taallo kursiga Hop#067 ee ku guulaystay Yaasiin Faray oo ah Agaasimaha KMG ah ee NISA.

Waxay sheegeen in Guddiga ay Soo gaartay Cabasho ku saabsan Kursiga uu ku Guulaystay Ku simaha Taliyaha NISA, Mudane Yaasiin Cabdullahi Farey.

Ad
Previous articleShir u dhaxeeya Dowlad Gobaleedyada iyo Dowladda dhaxe oo Kismaayo ka furmaya
Next articleMadaxweyne Puntland Deni oo Boosaaso u tagaya Arrinta Ciidamada PSF

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here