Home Wararka Maanta Midowga Musharaxiinta Ayaa Boob qaawan ku Tilmaamay Doorashada Dalka (Akhriso)

Midowga Musharaxiinta Ayaa Boob qaawan ku Tilmaamay Doorashada Dalka (Akhriso)

0

Golaha Midowga Musharaxiinta Ayaa Mar kale si Kulul uga Hadlay Doorashada Soomaaliya waxayna Eedeen Culus ujeediyeen Madaxda Sare ee Dalka.

Qoraal ka soobaxay Musharaxiinta Ayaa aad Looga Hadlay Doorashada waxayna Sheegeen in aysan ku qanacsaneen Doorashada iyo qaabka ay ku dhacday.

Musharaxiinta Madaxweynaha ayaana Eedeen Culus ujeediyay Madaxda Qaranka, waxuuna u qornaa Qoraalkioda sidaan.

Waxa socda laguma tilmaami karo doorasho, waa boob qaawan oo dalka u horseedi kara qalalaase siyaasadeed, xasillooni darri iyo nabadgelyo la’aan. Golaha Midowga Musharraxiinta wuxuu cadeynayaa inuusan raalli ka ahayn, aqbalayn, qaybna ka noqon doonin boobka socda ee lagu dibindaabinayo shacabka Soomaaliyeed, laguna burburinayo geeddi-socodkii nabadda iyo dhismaha dowladnimada.

Ad
Previous articleGuddiga Doorashada Goballada Waqooyi oo Soo saaray Kuraas ka mid ah Doorashada Goballada Waqooyi
Next articleSiciid Deni oo hadal kulul ku weeraray Saraakiisha Ciidamada PSF

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here