Home Wararka Somaliya Galmudug Guddiga Doorashada galmudug oo La doortay

Guddiga Doorashada galmudug oo La doortay

0

Doorashada guddonka Guddiga doorashada Galmudug Soomaaliya ayaa maanta doortay Gudoomiye iyo Ku xegeen.

Musharixiinta xilka Gudoomiyaha waxaa isku soo sharaxay;

1. Maxamed Daahir Guuleed
Ku- xegeen waxaa isku soo sharaxay
2- Saacid Aadan Jaamac

Natiijada Doorashada: xubnaha soo xaadiray waxay ahaayeen 11 xubnood
1- Maxamed Daahir Guuleed wuxuu helay 11 cod. Mana jirin qof la tartamay.

2- Saacid Aadan, oo u tartamayey Gudoomiye Ku xegeen wuxuu helay 11 cod, ma jirin qof la tartamay.

Mudane Maxamed Dahir Guuleed, ayaa noqday Gudoomiyaha cusub ee Guddiga Hirgalinta Doorashada Heer Galmudug. Mudane Saacid Aadan Jaamac, wuxuu noqday Gudoomiye ku-xegeen.

Ad
Previous articleGudoomiyaha Dhuusamareeb oo Deeq kala duwan gaarsiiyay Ciidamada Milateriga (Sawiro)
Next articleCiidamada Galmudug oo Maanta La waeegay Deegaano Dhowr ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here