Goobaha Ganacsiga Gaalkacyo oo maanta xiran iyo Banaanbaxyo ka socnaya

inta badan guud ahaan waxaa Maanta xiray Goobaha Ganacsiga Magaalada galkacayo ee Gobalka Mudug, waxaana haawanaya Wadooyinka oo dhan.
Goobaha Ganacsiga, waxbarashada iyo Goobaha kale ee magaalada  Gaar ahaa dhinaca Galmudug ayaa maantay xiran.
Sidoo kale Gaalkacyo waxaa ka socda abaabulka banaabax xoogan oo lagu taageerayo howgalada ciidamada huwanta ay ka wadaan deegaanada konfurta mudug sido kale looga soo horjeeda dhibaatooyinka alshabaab ay u geystaan shacabka soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*