Home Wararka Somaliya Masuuliyiin iyo shacab ayaa galkacyo uga qeyb-galay Banaanbax xoogan oo Alshabaab Looga...

Masuuliyiin iyo shacab ayaa galkacyo uga qeyb-galay Banaanbax xoogan oo Alshabaab Looga soo Horjeedo {Sawiro}

0
Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug Ayaa Maanta lagu qabtey Banaanbax Xoogan oo Looga Soo Horjeeddo dhibaatadda  Alshabaab ay ku Hayaan Bulshada Somaliyeed, gaar ahaan galmudug.
Waxaana ka soo qeyb gala y wasiiro ka tirsan Galmudug Mamaulka degmada Gaalkacyo Saraakiisha Ciidanka amaanka Culima-uwdiinka Odayaasha dhaqanka dhalinyarada Haweenka iyo qeybaha kala duwan Ee Bulshada Magaalada Gaalkacyo.
Dhamaan dadkii ka qeyb galley Bananbax ayaa Si Cad usheegey in ay Ka soo Horjeeddan Alshabab islamarkaana ay ladagaalami donaan Ayagoona Bulshada somaliyeed ugu baaqay in ay umidoobaan Ladagalanka shabaab.
Ad
Previous articleGoobaha Ganacsiga Gaalkacyo oo maanta xiran iyo Banaanbaxyo ka socnaya
Next articleMuwaadin Soomaaliyeed oo Goor dhaw shir gaari ku dhintay iyadoo Burcad ay ceersanayso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here