Home Wararka Somaliya Galmudug oo shaacisay inay soo Furanayaan Gaadiid dagaal oo shalay laga qabsaday

Galmudug oo shaacisay inay soo Furanayaan Gaadiid dagaal oo shalay laga qabsaday

0

Maamulka Galmudug ayaa shaacisay in ay Qorsheenayaan inay dib ula doo wareegaan Gaadiid dagaal oo shalay Loogala wareegay Dagaal ka dhacay camaara.

Waxay sheegeen Dowlad Gobaleedka Galmudug in ay Howlgallo xoogan ay ka sameenayaan Konfurta Camaara ee Gobalka Mudug oo Alshabaab ay ku dhuumaalaysanayaan.

Alshabaab ayaa shalay gaadiid dagaal kula wareegay Dagaal culus oo Gobalka Mudug ka dhacay, waxaana Hadda Qorshuhu yahay inay gaadiidkaas ay soo Furtaan

Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa sheegay in Qorshuhu yahay inay Alshabaab  ka saaraan deegaanada Galmudug.

Ad
Previous articleCiidamada Amniga Galmudug oo caawa Howlgallo ka waday Galkacyo
Next articleGoobaha Ganacsiga Gaalkacyo oo maanta xiran iyo Banaanbaxyo ka socnaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here