Home Wararka Maanta Golaha Wasiirada Soomaaliya Oo Sharci Adag kasoo Saaray Mooto Bajaajta

Golaha Wasiirada Soomaaliya Oo Sharci Adag kasoo Saaray Mooto Bajaajta

0

Shirka Golaha Wasiirada Oo lagu ansixiyey Qaraarka Nidaaminta Mooto Bajaajta.

1: Laga billaabo 1-April-2023 waxaa la hakiyay soo dejinta mooto bajaajta.
2: Laga billaabo 1-30-April-2023 waxaa la tiro koobayaa mooto bajaajta caasimada, waana la midabaynaa iyadoo sumad ka kooban A iyo B loo sameynayo.
3: Lamasiin karo ruqsadda wadiska mootoda qof kayar 18 sanno
4: Laga billaabo 1-May-2023 waxaa la joojinayaa bisinka taarikada mooto bajaajta illaa amar-dambe.
5: Wasaaradda gadiidka, maamulka gobolka Banaadir iyo hay’adda amniga ayaa u xilsaaran fulinta qodobada kor ku xusan.

 

Ad
Previous articleMaraykanka oo Markale U Hanjabay Soomaaliland Dagaalka Lasaacanood Darteed
Next articleAlshabaab aruuniyay Zakawaat oo la Laayay iyo Dowlada oo ka Hadashay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here