Home Wararka Maanta Deg Deg Saraakiisha Ciidamada Badbaado Qaran oo la shirsan R/W Rooble

Deg Deg Saraakiisha Ciidamada Badbaado Qaran oo la shirsan R/W Rooble

0

Saraakiil ka tirsan Badbaado Qaran Ayaa Hadda gaaray Madaxtooyada Soomaaliya ka dib Markii ay Ciidamo geeyeen aaga Macalin Nuur ilaa shimbiraale

Saraakiisha Madaxtooyada gaaray ee la shirsan Ra’isul Wasaaraha waxaa ka mid ah Ismaaciil Cabdi Maalik, Liibaan Madaxweyne, Xasan jaamici iyo idha-cadde.

Sidoo kale waxaa la socda C raxmaan C shakuur, xildhibaan Fiqi, C/Kariin Xuseen Guuleed, Mahad salaad iyo Xubna kale oo ka mid ah Siyaasiinta iyo Odayaasha Dhaqanka

Ad
Previous articleRaisal Wasaare Rooble oo Amar Cusub siiyay Taliyaasha Ciidanka Somaliya
Next articleGeneral odawa yusuf Raage oo Xilka ka Qaaday Taliyeyaashi Ku Lug laaha Weerarki Xafiiska raysulwasaraha ee Saakay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here