Home Wararka Maanta Garaadyadii Ku Shirsanaa Laasacanood oo Soo Saaray Warmurtiyeed ay uga Go,een Soomaalinad...

Garaadyadii Ku Shirsanaa Laasacanood oo Soo Saaray Warmurtiyeed ay uga Go,een Soomaalinad kuna Biireeen…..

0

War-Murtiyeed kasoo baxay shirka Laascaanood uga socday waxgaradka gobolada SSC ayaa lagui shaaciyey in gebi ahaanba ay iska diiddeen ka sii mid ahaanshaha Somaliland.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in ay ka mid yihiin oo ay hoostagaan Dowladda Federaalka ee Soomaaliya

Hadalkan ayaa ku soo aaday xili dagaalo culus oo saaka waaberigii qarxay ay ka socdaan magaalada Laascaanood kaasoo dhexmaraya ciidamada Somaliland iyo kuwa degaanka.

War-Murtiyeedka kasoo baxay Shirkii ka socday magaalada Laascaanood oo ka koobnaa 13 qodob kaasoo u qornaa siadatan:-

Ad
Previous articleMid ka Mid ah Taliyayaashi Jabhada SSC oo Ku Geeriyooday Dagaalka Saakay Ka Socda Laasacanood
Next articleToban magaalo oo dalka Turkiga ku yaalla oo uu dhul gariir ku dhuftay iyo Dhimasho kabadan 200 oo Qof oo ka Dhalatay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here