Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo Shaacisay odayaasha Soo Xulaaya Ergada Dooranaysa 3Kursi

Galmudug oo Shaacisay odayaasha Soo Xulaaya Ergada Dooranaysa 3Kursi

0

Guddiga doorashada dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay magacyada xubnaha soo xulaya ergada saddex kursi oo ka tirsan golaha shacabka.

Sidoo kale guddiga ayaa sheegay in 12ka bishan aynu ku jirno oo ku beegan Sabtida soo socota la qaban doono doorashada saddexda kursi ee lagu dooranayo magaalada Dhuusmareeb kuwaasoo kala ah HOP#025,HOP#081 iyo Hop#053.

 

Kuraastan la shaaciyay ayaa waxaa hore ugu fadhiyay xildhibaanada kala ah; Naciima Maxamed Gacal,Faarax Cabdi Xasan iyo Maryan Cariif Qaasim.

Halkan hoose ka aqriso magacyada xubnaha soo xulaya guddigan;

Ad
Previous articleAntony Blinken”Waan Xadidaynaa Socdaalka Kuwa Carqaladeeya Doorashada Soomaaliya”
Next articleWeerar Lagu Qaaday Masaajid Kuyaala Afgooye Xili Salaad lagu Tukaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here