Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Weerar Lagu Qaaday Masaajid Kuyaala Afgooye Xili Salaad lagu Tukaday.

Weerar Lagu Qaaday Masaajid Kuyaala Afgooye Xili Salaad lagu Tukaday.

0

Wararka ka imanaya magaalada Afgooye ayaa sheegaya in weerar hubeysan lagu qaaday masjid ku yaal magaalada Afgooye,iyadoo weerarkana uu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Weerarkan oo dhacay xalay xilli lagu jirey salaadii cishaha ayaa waxaa ku dhintey hal ruux halka saddex kale oo ka mid ahaa dadkii ku tukanayay masjidka.

 

Lama oga cidda ka dambeysay weerarkan lagu qaaday masjidka ku yaal magaalada Afgooye, waxaana goobta ka baxsaday raggii ka dambeeyay weerarkan aan noociisa hore loogu arag magaalada Afgooye.

Weerarada lagu qaado dadka ka soo baxaya masjidka xilliyada salaada ayaa ku soo badanaya dalka Soomaaliya iyadoo xalay lagu diley magaalada Beledweyne nabadoon ka mid ahaa duqeyda magaalada Beledweyne xilli uu ka soo baxay salaada cishaha kuna sii jeeday gurigiisa.

Ad
Previous articleGalmudug oo Shaacisay odayaasha Soo Xulaaya Ergada Dooranaysa 3Kursi
Next articleMagaalada Baraawe oo Maantay ay Ka Bilaabanayso Doorashada Golaha Shacabka iyo Maamul Goboleedyada Qaar oo Ka Xun

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here