Home Wararka Somaliya Ciidamada Amniga Galmudug oo caawa Howlgallo ka waday Galkacyo

Ciidamada Amniga Galmudug oo caawa Howlgallo ka waday Galkacyo

0

Wararka ka imaanaya  caawa Degmada Galkacyo ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in Ciidamada Galmudug ay Howlgallo xoogan ay ka wadaan Gudaha Magaalada.

Howlgalkaan ayaa waxaa Horkacaya Ciidamada Dowlad Gobaleedka Galmudug waxaa la baarayaa inta Badan Goovaha iyo dadka Laga shakiyo.

Howlgalkaan roondada ah ayaa Lagu xaqeejinayaa Amniga Galmudug gaar ahaan Galkacyo sida caawa Saraakiisha Galmudug ay Mudug24 u sheegeen.

Ad
Previous articleWasaaradda Amniga Galmudug oo shaacisay in ay dib ula Wareegeen Camaara oo Alshabaab gacanta u gashay Maanta.
Next articleGalmudug oo shaacisay inay soo Furanayaan Gaadiid dagaal oo shalay laga qabsaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here