Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo qaaday Tilaaba Muhiim ah oo lagu amaanay

Galmudug oo qaaday Tilaaba Muhiim ah oo lagu amaanay

0

Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan oo ay wehliyaan masuuliyeen ka tirsan Dowlad gobaleedka  Galmudug ayaaa maanta dhagax dhigay dhismaha boqolka guri ee deegaameynta loogu sameynaayo dadka barakacyaasha ah ee Magaalada Gaalkacyo soo gaaray

Dhagax dhiga munaasabadan ayaa waxa ka soo ka qeyb galay Gudomiyaha Gobolka mudug ee Galmudug Ahmed xuseen Shire Bukhaari iyo gudomiye ku xigeenka Degmada Gaalkacyo,  Xubno ka socday Wasaaradaha Arimaha Gudaha & mida howlaha guud iyo guriyeynta Galmudug, Masuuliyeenta Hay’adaha UNCHR, NRC.iyo odayasha dhaqanka Ururada Haweenka iyo Dhalinyarada .

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan ayaa sheegay dhismaha guryahaan inay wax weyn tari doonaan dadka barakacyaasha ah iyo dadka deeganka islamaarkaana ay unoqon doonaan is dhexgal bulsho.

Ad
Previous articleMaxaa ka jira iyo Madax furasho loo haysto Askartii Tababarka Loogu qaaday Eritrea ?
Next articleBaarlamaanka labada aqal oo ugu danbayn Go,aan gaaray Miisaaniyada 2022

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here