Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo Amaro Culus kusoo Rogtay Magaalada Gaalkacyo Xili Sabtida Doorasho lagu...

Galmudug oo Amaro Culus kusoo Rogtay Magaalada Gaalkacyo Xili Sabtida Doorasho lagu Qabanaayo

0

Maamulka gobolka Mudug ee Galmudug ayaa soo rogay amaro cusub oo lagu sugayo ammaanka Gaalkacyo xilli doorasho magaaladaas ka dhacayso.

1: In cid aan aheyn laamaha Amniga ka Shaqeynaya aysan hub ku dhex qaadan karin Magaalada Gaalkacyo talaabana laga qaadayo.

2: In la mamnuucay Gaadiidka ay ku xiran yihiin Muraayaha Madow ee (Bensalka) iyo in Gaadiid la dhigo Hareeraha waddooyinka.

3: In Milkiilayaasha Hoteelada ay soo diiwaangeliyaan dadka Jiifa Hoteelka si loo sugo Amniga degaanka.

4: In ay iska soo diiwaangeliyaan Musharrixiinta Golaha Shacabka iyo Ergada Saldhigyada Booliska & Nabadsugida Gaalkacyo sidoo kalena ay diiwaangeliyaan halka ay dagayaan.

5: In Gawaarida Xamuulka qaada ee soo gala Gaalkacyo ay tagaan Goobo laamaha amniga ay u cayimeen balse meel kasta aysan tegi karin.

6: In laga bilaabo 6: 00 Maqrimo wixii ka dambeeya aan wax Gaadiid ah soo geli karin Magaalada Gaalkacyo.

Buuq iyo Xiisad la Xariirta Doorashooyinka ayaa Ka Taagan Magaalada Gaalkacyo

Ad
Previous articleGudigii Rooble u Xilsaaray Soo Qiimantay Garbahareey oo Maantay Garay Kismaayo(Sawiro)
Next articleDeg Deg: Ruushka oo Shaaciyay Khasaaraha Dhimasho iyo Dhaawac ee kasoo Gaaray Dagaalka Wali Kasocda Ukrain

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here