Home Wararka Maanta Galmudug maamula u magacowday Degaanka Bacaadweyne oo ka tirsan Gobolka Mudug.

Galmudug maamula u magacowday Degaanka Bacaadweyne oo ka tirsan Gobolka Mudug.

0

Wasaaradda Arrimaha  Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Guddi kumeel gaar ah oo  maamula u magacowday Degaanka Bacaadweyne  oo ka tirsan Gobolka Mudug.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug  ayaa lagu magacaabay Guddiga oo ka kooban 9 xubnood oo ka mida bulshada degmadaasi.

Guddoomiyaha Guddiga KMG ah ee  Wisil ee Gobolka Mudug ayaa waxaa loo Magacaabay Cabdi Naasir Axmed Yuusuf.

Hoos Ka Akhriso Magacyada guddiga loo Magacaabay degaanka Bacaadwyene ee Gobolka Mudug.

Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho
Next articleMadaxweyne Farmaajo ”Waa in aan la dhageysan waxa ay noo sheegayaan Shisheeyaha”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here