Home Wararka Somaliya Faadumo Cusmaan Oo Meherkeeda loo Balansanaa oo Saacd iyo Bar Kahor...

Faadumo Cusmaan Oo Meherkeeda loo Balansanaa oo Saacd iyo Bar Kahor Meherkeeda Geeriyootay

0

HAMBALYADII AROOSKA EE TACSIDA ISKU BEDESHAY ?.

FAADUMO CISMAAN AADAN DHEEG Alle ha unaxariistee waxey saaka kulansatey Meher iyo Geeri 1-saac kadib waxa loo balansanaa meherkeeda, balse waa ey geeriyootey walaal Faadumo Alle ha uraxmado ee waxa kusoo boodey xanuunka faaliga, mowtul qafle ama mowtul faji ayeey aheed dhimashadeedu.

Tani waa cibaaro, waa dhacdo dunida ku yar oo aan badi la arag, waxa dhawr bilood kahor sidan oo kale ka dhacdey jigjiga caruuskii markii meherkiisa lagasoo dareeray kadib geeriyoodey oo baabuur la rogmaday

Naftu intaasey bini-aadamka ujirtaa, alle ha inaga yeelo kuwii mawdku uu lakulmo iyagoo kheyr kugudo jira (Aamiin).

 

Ad
Previous articleMadaxweyne Deni oo Kulamo Xasaasi ah la qaatay Madaxweynayaashi Hore ee Puntland Xili Xaalka Bosaaso Ku Xunyahay
Next articleWasiirkii Hore ee amniga Galmudug oo Si wayn u Dhaliilay Maamulka Axmed Qoor Qoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here