Home Wararka Somaliya Galmudug Gaalkacyo oo beri ka Qabsoomayso Doorasho Daahfuran iyo kursigii Ubax Tahliil oo...

Gaalkacyo oo beri ka Qabsoomayso Doorasho Daahfuran iyo kursigii Ubax Tahliil oo 5 Musharax ku Tartamayso

0

Shan Musharax ayaa is diiwaan gelisay oo qaatay shahaadada Musharaxnimo ee kursiga tirsigiisu yahay #HOP060 oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadooda tahay Gaalkacyo.

Waxaa la sheegayaa in tartanku yahay mid Musharaxiintan u siman yihiin, oo aan tartanka kursiga mid qof kaliya loo xiray, waana kursiga kaliya ee Musharaxiintii ugu badneyd ay qaateen shahaadada.

1- Ubax Tahliil Warsame
2- Hodan Cabdullaahi Shire Ilqeyte
3- Qaali Cali Shire
4- Ayaan Xuseen Xasan (Wacan)
5- Nafiso Qaasim Bulxan.

 

Ad
Previous articleAqriso: Magacyada 16ka Xildhibaan ee Maantay lagu Dortay Boosaaso wax ka yar labasaacadood gudahood
Next articleVilla Soomaaliya oo War kasoo Saartay Safarkii Farmaajo ee Qatar Xili Halkaas ai wayn loogu Soo Dhaweeyey(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here