Home Wararka Maanta Farmaajo oo Ka Mid noqday Baarlamaanka Soomaaliya

Farmaajo oo Ka Mid noqday Baarlamaanka Soomaaliya

0

Madaxweynihii hore Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goordhow loo dhaariyay Xildhibaan Abadiya ah ah oo ku noqonaya Golaha Shacabka 277, isaga iyo Madaxweynaha xilligan Xasan Sheekh Maxamuud oo la dhaariyay sanadkii 2017.

Qodobka 64aad farqadiisa 4 ee Dastuurka KMG waxaa uu dhigayaa in qof kasta oo noqda Madaxweynaha JFS marka uu xilka banneeyo inuu noqonayo Xildhibaan Golaha Shacabka inta uu nool yahay.

haddii aan xil ka qaadis lagu sameyn, iyadoo muddadii Xil heyntiisa dhammaan, si waafaqsan qodobka Dastuurkan tirada Xildhibaannadana ayuu dheeraad ka yahay.

Ad
Previous articleDEG DEG:Farmaajo oo Gaaray Xarunta Baarlamaanka iyo Buuq Xoogan oo ka Bilowday Gudaha Baarlamaanka
Next articleC/raxmaan C shakuur oo Sheegay in sharciga uu la tiigsan doono Farmaajo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here