Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Faahfahin Dagaalka Malintii labad kasocda iyo Qasaaraha Ka dhashay iyo Halka lakala...

Faahfahin Dagaalka Malintii labad kasocda iyo Qasaaraha Ka dhashay iyo Halka lakala Joogo

0

Inta la xaqiijiyey khasaaraha labada maalmood ee dagaalka ayaa kor u dhaafaya 50dhaawac ah iyo dhimashada 20ruux, Goobjoogayaal ayaa cadeynaya in la kala joogo halkii ay shalay kabilaabatay xabada.

Dawladda oo 4-tii habeenimo ee xalay qaaday duulaan culus ayaan wali sameynin horumarkii ay doonaysay, xili xalay xabadjoojin ahayd ay dhinacooda saaka weerar qaadeen, sida ay cadeynayaak saraakiisha dawladdu, dhinaca kale ee PSF ayaan iyana sameynin dhaqdhaqaaq, iyagoo Hoobiyayaal u adeegsaday dagaalka saaka qeybo kamid ah xarunaha dawladdana waxyeelo kasoo gaadhay.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleDeg Deg Dagaal Qaraar ayaa malintii Labaad markale Saaakay Ka Qarxay Bosaaso
Next articlePuntland ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay Xabad joojin & Wada hadal