Home Wararka Maanta Deg Deg Dagaal Qaraar ayaa malintii Labaad markale Saaakay Ka Qarxay Bosaaso

Deg Deg Dagaal Qaraar ayaa malintii Labaad markale Saaakay Ka Qarxay Bosaaso

0

Dagaal Kharaar oo hub culus la isku adeegsanayo ayaa iminka kasocda Magaaladda Boosaaso.

PSF iyo Ciidan ka amar qaata Deni ayuu u dhexeeyaa dagaalka kasocoda Boosaaso. Goobjoogayaal ku sugan Magaaladdaas ayaa ii xaqiijiyey in aad u xoog badan la isku adeegsanayo iyaguna ay maqlayaan daryanka rasaasta nool.

Dagaalkaan ayaa Maaalinimadii Shalay ka Bilowday Magaalada Bosaaso

Ad
Previous articleCiidamada Amniga Galmudug oo Habeenkii 2aad Gacanta ku Soo dhigay Maandooriyaha (Sawiro)
Next articleFaahfahin Dagaalka Malintii labad kasocda iyo Qasaaraha Ka dhashay iyo Halka lakala Joogo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here