Home Wararka Caalamka Puntland ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay Xabad joojin & Wada...

Puntland ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay Xabad joojin & Wada hadal

0

Wasiirka Amniga ee Puntland oo hadda wariyayaasha kula hadlay Boosaso ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin xabbad-joojin ka dhaqan-gasha Boosaaso iyo wada-hadal ay la gasho garabka kasoo horjeeda ee PSF, dhankooda in lasoo weeraray ayuu sheegay Dhimasho iyo dhaawacna jiraan.

 

Xabad joojintaan ayaa Kusoo adaysa Xili Wali Maalintii labaad Dagaal Kasocdo Magaalada Bosaaso lama oga Siday ay u dhaqan gali Doonto Madaama Labada Dhinac wali isku Tuurturayaan Masuuliyada Cida Weerarka So qaaday.

Ad
Previous articleFaahfahin Dagaalka Malintii labad kasocda iyo Qasaaraha Ka dhashay iyo Halka lakala Joogo
Next articleDhageyso Shirka jaraa’id ee Wasiirka Amniga Puntland kaga hadlay Dagaalka Boosaaso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here