Inta la xaqiijiyey khasaaraha labada maalmood ee dagaalka ayaa kor u dhaafaya 50dhaawac ah iyo dhimashada 20ruux, Goobjoogayaal ayaa cadeynaya in la kala joogo halkii ay shalay kabilaabatay xabada.
Dawladda oo 4-tii habeenimo ee xalay qaaday duulaan culus ayaan wali sameynin horumarkii ay doonaysay, xili xalay xabadjoojin ahayd ay dhinacooda saaka weerar qaadeen, sida ay cadeynayaak saraakiisha dawladdu, dhinaca kale ee PSF ayaan iyana sameynin dhaqdhaqaaq, iyagoo Hoobiyayaal u adeegsaday dagaalka saaka qeybo kamid ah xarunaha dawladdana waxyeelo kasoo gaadhay.
Ad