Home Wararka Somaliya Galmudug Faahfaahin: Dagaal Culus oo Markale Alshabaab ku Qaadeen Deegaanka Dhisiq Shurufle

Faahfaahin: Dagaal Culus oo Markale Alshabaab ku Qaadeen Deegaanka Dhisiq Shurufle

0

Faahfaahin dagaal ka dhacay Dhisaq shurufle

Maleeshiyo AS ah ayaa galabtay soo weerartay deeganka Dhisaq Shurufle oo ay joogan ciidamada beesha reer Xaaji Saleeban

Dadka deeganka oo cudud xoogan kala hortagay ayaa ku guuleystay in maleeshiyada AS ay ka saaran deeganka

Wararka ayaa tilmaamaya in AS ay deeganka ugu carareen tiro meydad ah.

Ciidamada Deegaanka ayaana Haatan ku Sugan aagi lagu Dagaalamay.

 

Ad
Previous articleNorway oo ka aamustay inay u codeyso qaraarka Israel ee Qaramada Midoobay
Next articleXaruun Qaxooti oo laga dhisayo Garoonka Diyaaradaha Berlin ee Germalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here