Home Wararka Somaliya Puntland Faah faahin Weriye Lagu dilay Galkacyo

Faah faahin Weriye Lagu dilay Galkacyo

0

Waxaa caawa Lagu dilay Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug Jamaal Faarax Aadan oo ka mid ahaa dadka sida weyn looga yaqaano Magaalada Gaalkacyo Qeybta Puntland oo uu kunoolaa.

Jamaal ayaa ka mid ahaa wariyeyaasha ka howlgalla degaanada maamulka Puntland, waxaana uu horay uga soo shaqeeyay idaacadda lagu Magacaabo Daljir.

Dilka ayaa ka dhacay Agagaarka xero Siinay oo ku taala waqooyiga Magaalada

Ciidanka Ammaanka maamulka Puntland ayaa soo gaaray goobta uu ka dhacay dilka, waxaana ay halkaasi ka bilaabeen howlgallo ay ku doonayaan in lagu soo qabto kooxihii ka dambeeyay dilka

Ad
Previous articleMaxkamada ICJ oo war ka soo saartay Muran badeedka Soomaaliya iyo kenya
Next articleFarmaajo oo Shir isugu yeeray Maamul Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here