Faah faahin ku saabsan Qarax lala Eegtay Taliye ku xigeenka C X D

Qarax Miino oo goor dhaw ka dhacay Agagaarka Madaxtooyadii Hore ee Cabdi qaasim ayaa la sheegayaa in lala beegsaday Gaadiid uu watay Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Gen, Cabaas oo marayay meel aan ka fogeen schoolka Hoyga Xamar ee Degmadda Hodan.

Khasaare ayaana jira waxaana wararku ay sheegayaan in laba Askari ay Qaraxa ku dhinteen.

Wadada C/qaasim dhowr jeer waxaa ka dhacay Qaraxyada Miinada, waxaana Lagu Qarxiyay dhawaan Ciidamada Asluubta Soomaaliya oo Eeriyadaas Marayay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*