Home Wararka Maanta Faah Faahin ku saabsan Qarax ka dhacay Muqdisho (Sawiro)

Faah Faahin ku saabsan Qarax ka dhacay Muqdisho (Sawiro)

0

Xarun ganacsi oo lagu magacaabo Taqal Super Market kuna taalla Wadada Maka-Almukarama ee Muqdisho ayaa Goor dhaw qarax ka dhacay.

Qaraxa waxaa la soo sheegay in Labo Qof oo shacab ah oo mid qaad ku iibinayay ka soo horjeedka goobta la qarxiyay ayaa ku dhaawacmay.

Hay’adaha Amniga ayaa baaraya Nuurca Qaraxa iyo waxa keenay Goobtaan Ganacsi Qaraxa

Ad
Previous articleSanater Cabdi Qeybdiid oo Digniin udiray Baarlamaanka Ka Hor Kulanka Sabtida
Next articleR/W Rooble Madaxda Galmudug iyo Hirshabelle iyo Musharaxiinta oo Shir Xasaasi ah yeeshay (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here