Home Wararka Somaliya Galmudug Sanater Cabdi Qeybdiid oo Digniin udiray Baarlamaanka Ka Hor Kulanka Sabtida

Sanater Cabdi Qeybdiid oo Digniin udiray Baarlamaanka Ka Hor Kulanka Sabtida

0

Senatar Cabdi Qeybdiid oo ka mid ah Golaha aqalka sare ee dalka ayaa uga digay Guddoonka Golaha Shacabka iyo Xildhibaanada inay qaadaan go’aamo waxyeeleyn kara tallaabadii Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxda dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabelle.

Shir jaraa’id oo uu ku qabtay galabta magaalada Muqdisho ayuu Cabdi Qeybdiid ka sheegay in uu jiro shaki ah in baarlamaanka uu qorsheynayo inuu carqaladeeyo horumarka doorashada laga gaaray.

Golaha shacabka ayuu uga digay in dalka ay galiyaan Xaalad Qatar ah maadaama uu sheegay in Go’aankii ay qaateen 12 April oo Xaalad Halis ah galiyay Dalka.

Sidoo kale waxaa wax laga waydiiyay Wararka sheegaya in Xildhibaanadu ay wadaan Tilaabo xilka Looga tuurayo R/W Rooble wuuna ka gaabsatay inuu Ka jawaabo

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble iyo Xubnaha Musharaxiinta Madaxweynaha oo La Shirsan Madaxweyne Qoor Qoor
Next articleFaah Faahin ku saabsan Qarax ka dhacay Muqdisho (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here