Home Wararka Somaliya Galmudug R/W Rooble Madaxda Galmudug iyo Hirshabelle iyo Musharaxiinta oo Shir Xasaasi ah...

R/W Rooble Madaxda Galmudug iyo Hirshabelle iyo Musharaxiinta oo Shir Xasaasi ah yeeshay (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa hoyga uu magaalada Muqdishu ka degenyahay casuumaad ugu sameeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe, madaxweynihii hore ee JFS Mudane Xasan Sh. Maxamuud, Ra’iisul Wasaarihii hore ee XFS mudane Xasan Cali Kheyre, hoggaamiyaha Xisbiga wadajir Md. Cabdirahman Cabdishakuur iyo masuuliyiin sare oo ka tirsan labada gole ee BFS iyo Xukuumadda federaalka Soomaaliya.

Kulankaan ayaa diirada Lagu saaray Xaalada Siyaasadeed ee xiligaan kala guurka ah, waxaana isku arkay Siyaasiin caan ah.

Kulankaan ayaa ku soo aaday iyadoo Xaalada Siyaasadeed ee dalka uu marayo Meel xasaasi ah, shalana Galmudug iyo Hirshabelle ay ka soo Horjeesteen Muddo Kororsiga Farmaajo.

Ad
Previous articleFaah Faahin ku saabsan Qarax ka dhacay Muqdisho (Sawiro)
Next articleDhalinyarada Galmudug ka soo Jeeda oo Muqdisho ku qabtay Kulan Lagu Taageerayo Madaxweyne Qoor Qoor (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here