Home Wararka Somaliya Odayaasha iyo Ergada Soo Xulaysa 5 kursi oo mid noqon...

Odayaasha iyo Ergada Soo Xulaysa 5 kursi oo mid noqon Doono Golaha Shacabka oo la shaaciyay

0

maamulka doorashada heer dowlad goboleed Puntland ayaa maanta shaaciyay odayaasha iyo bulshada rayidka ee soo xulaya shan kamid ah kuraasta golaha shacabka ee doorashadooda ka dhaceyso magaalada Garawe.

Odayaasha iyo bulshada rayidka ee magacyadooda lasoo bandhigay ayaana lagu wadaa in ay soo xulaan ergada dooraneysa shantan kursi oo horey guddiga doorashada u shaaciyeen in dhawaan lagu dooranayo Caasimadda Puntland.

Xafiiska

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo lagu Deeqay 10 million oo Doolar
Next articleMaamulka Caasimada Galmudug Dhuusamareeb oo Soo saray amaro Culus

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here