Home Wararka Maanta Maamulka Caasimada Galmudug Dhuusamareeb oo Soo saray amaro Culus

Maamulka Caasimada Galmudug Dhuusamareeb oo Soo saray amaro Culus

0

Maamulka magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada dowlada Galmudug ayaa digniino ku aadan sugida amniga Caasimada soo saaray.

Gudoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasada maagalada Dhuusamareeb mudane Abdi Hashi Arole ayaa soo saaray amaradan kadhanka ah dadka ganacsatada ah ee leh guryaha lakiraysto,musharixiinta imaanaya Caasimada,iyo sida loo sugayo guud ahaan amniga Dhuusamareeb.

Ad
Previous articleOdayaasha iyo Ergada Soo Xulaysa 5 kursi oo mid noqon Doono Golaha Shacabka oo la shaaciyay
Next articleSawiro: Ciidamo Ka Mid Noqon Doona Darwaaishata Galmudug oo Tababar Loosoo Xiray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here