Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Eragayga gaarka ah ee arimaha Baniiaadanimada Soomaaliya iyo Wafdi u Hoogaaminaayo Oo...

Eragayga gaarka ah ee arimaha Baniiaadanimada Soomaaliya iyo Wafdi u Hoogaaminaayo Oo Gaaray Buulaburte

0

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa hadda gaaray magaalada Buulo burte ee gobolka Hiiraan.

Ergeyga waxaa safarka ku wehliyey xubna ka socday hay’adda cuntada adduunka ee loo yaqaanno WFP, waxa uuna u jeedka safarkani yahay u kuur gelidda xaaladda abaaraha iyo nolosha danyarta abaaruhu ay saameeyeen.

Waa Magaalo go’doonsan Buulo-Burte, waana magaaladda uu ku dhashay Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, waa sida uu uga warramay waraysiyo hore oo laga qaaday!

Ad
Previous articleKenya oo duqay Culus ka Gaystay Gobalka Gedo iyo Dad Shacab ah oo ku Waxyeeloobay
Next articleHaweeney buug ka qortay ‘sida ragga loo dilo’ ninkeedana dishay oo xabsi lagu xukumay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here