Home Wararka Caalamka Dowladda UK oo War ka soo saartay Xaalada Doorasho ee Soomaaliya

Dowladda UK oo War ka soo saartay Xaalada Doorasho ee Soomaaliya

0

Dowladda UK, ayaa hoosta ka xariiqday in si dhaqsa ah ay hogaamiyaashu iskugu yimaadaan ayna meel mariyaan heshiiskii 17September iyo soo jeedintii guddigii Baydhabo.

Britain, ayaa sheegtay in aysan taageeri doono doorasho dhinac ah,Balse Loo Baahanyahay in Lagu Heshiiyo Siyaasada iyo Doorashada Soomaaliya.

Muran Xoogan ayaa ka taagan Doorashada Soomaaliya waxaana Lagu Heshiin La’yahay Doorasho Wadar Ogol ah inay dalka ka qabsoonto.

Ad
Previous articleGolaha Shacabka oo Maanta Kulmaya iyo Cabsi Laga qabo Waqti Kordhin inay sameeyaan
Next articleKulankii Golaha Shacabka oo Lagu kala Tegay iyo Buuq ka dhashay Qabsoomida Shirka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here