Dowladda UK, ayaa hoosta ka xariiqday in si dhaqsa ah ay hogaamiyaashu iskugu yimaadaan ayna meel mariyaan heshiiskii 17September iyo soo jeedintii guddigii Baydhabo.
Britain, ayaa sheegtay in aysan taageeri doono doorasho dhinac ah,Balse Loo Baahanyahay in Lagu Heshiiyo Siyaasada iyo Doorashada Soomaaliya.
Muran Xoogan ayaa ka taagan Doorashada Soomaaliya waxaana Lagu Heshiin La’yahay Doorasho Wadar Ogol ah inay dalka ka qabsoonto.
Ad