Home Wararka Maanta Dowladda Soomaaliya oo dib u howlgalineysa Diyaarada Somali Airline iyo Guddi la...

Dowladda Soomaaliya oo dib u howlgalineysa Diyaarada Somali Airline iyo Guddi la magacaabay

0

Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Fardowsa Osman Egal ayaa maanta magacowday gudiga dib u hawlgalinta diyaaradii  Soomaali Airlines.

Qoraal kasoo baxay wasiirka gaadiidka iyo duulista hawadda ayaa lagu magacowday guddi loogu tala galay in ay kasoo talo bixiyaan dib u hawlgalinta diyaaradii Soomaali Airlines, oo muddo ka badan 30-sanno ana shaqeyn.

Dib u hawlgalinta Soomaali Airlines ayaa Soomaaliya uga dhigan guul wayn,iyadoona 30 sano ee u dambaysay ay hawlgab ahayd diyaaradu taas oo meesha ay ka saareen dagaaladii Sokeeye ee dalka ka Qarxay.

Ad
Previous articleDiyaarado Duqayn Culus ka Gaystay Deegaanka Masjidka Cali gaduud iyo Ciidamada Dowlada oo Dib uga soo baxay
Next articleGudoomiye Cali Jayte oo Lacag uu Horay u Balan Qaaday ku wareejiyay Askar Amiiro Alshabaab ah Soo Dilay Shalay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here