Home Wararka Somaliya Galmudug Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo u tirtay Galmudug

Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo u tirtay Galmudug

0

Dowladda Soomaaliya ayaa Hadda Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde gaysay Ciidamo ka Tirsan Kuwa Haramcad oo loo wado Galmudug

Ciidamadaan Ayaa tira ahaan gaaraya in ka badan 200 Askari, waxaa loo wadaa in ay la dagaalamaan Ahlusuna Waljameeca.

Ciidamadaan Ayaa Lagu xasuustaa Dagaalkii ay Dhuusamareeb Kula galeen Culimaa_udiinka Alhlusuna Waljameeca, waxaana askarta Tira Guud ay gaarayaan 200 oo Askari.

Ad
Previous articleAhlusuna oo Soo Bandhigay gaadiid ay Dowladda Kala wareegeen
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo gaaray Dhuusamareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here