Home Wararka Somaliya Galmudug Ahlusuna oo Soo Bandhigay gaadiid ay Dowladda Kala wareegeen

Ahlusuna oo Soo Bandhigay gaadiid ay Dowladda Kala wareegeen

0

Ciidamada Ahlusunna Ayaa soo bandhigtay 3 Gaari oo Ciidamadda Dowladda shalay u qabsadeen dagaalkii ka dhacay degaanka Bohol.

Gaadiidka Ayaa kala ah Gaari Cabdi bila ah, Booyad iyo Sidoo kale Gaadiidka Gaashaaman oo Ciidamada Milateriga ay leeyihiin.

Shalay ayay Ahlusuna ku qabteen gaadiidkaan dagaal ka dhacay Deegaanka BOHOL ee Gobalka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya.

Xiisad colaadeed Ayaa ka Taagan Galmudug waxaana ay Hadda Ahlusuna ay ku suganyihiin Banaanka Hore ee Degmada Gurceel ee Gobalka Galgaduud.

Ad
Previous articleCiidamada Ahlusuna oo La wareegay Gurceel
Next articleDowladda Soomaaliya oo Ciidamo u tirtay Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here