Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweyne Qoor Qoor oo gaaray Dhuusamareeb

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “QoorQoor” ayaa goordhaw soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.

Madaxweyne Qoor Qoor waxaa  safarkan ku wehliya Senatoro iyo Xildhibaano kasoo jeeda Galmudug.

Galmudug waxaa ka Taagan Xiisad Siyaasadeed waxaana Maanta Ahlusuna ay la wareegeen Degmada Gurceel ee Gobalka Galgaduud.

 

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya oo Ciidamo u tirtay Galmudug
Next articleMaamulka Ahlu-suna oo war kasoo saaray Dagaalada ka dhacay Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here